WARARKA Odayaasha Degmada Buula Burde oo Codsi Udiray Maamulka Hirshabeele. By admin - January 15, 2022 0 455 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Odayaasha dhaqanka degmada buule burde ee gobolka hiraan ayaa sheegay in ay wajahayan abaartii ugu darneed waxa ayna codsi udireen maamulka hirshabeelle. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/01/War-Maxamed-Iyo-Buuloburte.mp3