Pogba Oo Ka Hadlay Warka Sheegaya In Hishiis Waali Ah U Soo Bandhigtay Man United.

0
226

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Waqti badan ma qaadan, Pogba ayaa beeniyay wararka sheegayay in dalab waali ah uu ka helay United si hishiis cusub uu u saxiixo .

Hishiiska Pogba ee United ayaa dhacaya xagaagaan welina dhinacyadaas is fahan rasmi ah ma aysan wada gaarin .

Kooxo kala duwan ayaa lala xariirinayaa sida Juve , Real iyo PSG kuwaas oo doonaya in qaab xor ah ku helaan xagaaga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here