Furaha Qolkii uu ku xirnaan jiray Nelson Mandela oo dib loogu soo celinayo Dowladda Koonfur Afrika.

0
287

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Furaha qolka xabsiga Robben Island ee mar uu ku xirnaan jiray Nelson Mandela ayaa lagu wadaa in dib loogu celiyo Koonfur Afrika halkii lagu xaraashi lahaa gudaha waddanka Mareykanka, waxaa sidaasi sheegay wasiir.

Xaraashka ayaa lagu waday inuu 28-ka bishan Janaayo ka dhaco magaalada New York illaa markii dambe wasiirka Dhaqanka ee Koonfur Afrika, Nathi Mthethwa uu arrintaasi ka soo horjeestay.

ndela ayaa 27 sanadood xabsi ugu jiray ololihiisii uu ku doonayay in lagu soo afjaro xukunkii caddaankii laga tirada badnaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here