Wasiir ku xigeenka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Hirshabelle Cumar Maxamed Cumar ayaa sheegay in ay sii xoojinayan howlgallada lagu ciribtirayo Maandooriyaha ee ka socda deegaanada Hirshabeelle.
Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxman.