Hirshabeelle oo ku Baaqday in Gurmad la Garsiiyo Qoysaska uu Saameeyay Fatahaada Wabiga.

0
218

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulooyin badan oo Hoosyimaado magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle waxaa saameeyay fatahaadii webiga shabeelle,waxaana jiro tuulooyin badan oo aan weli kasoo kaban.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here