Haweenka ka ganacsada dharka oo Sheegay in caqabado kala kulmaan bulshada.

0
182

Jowhar(Radio Isnaay)- Ganacsiga dharka waxaa inta badan loogu tagaa goobo lagu iibiyo ee bacadlaha loo yaqaan iyadoo Rag iyo Dumarba ay iibiyaan laakin dharka dumarka waxaa soo badanayan haweenka bacadlayaasha ku iibiyo dharkaasi,waxaana jiro caqabada ay kala kulmaan bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here