Jowhar(Radio Isnaay)- Haboon Cumar Saalax oo kamid ah dhalinyarada hirgeliyay fikradihii ka dhex guuxayay ayaa ugu baaqaday cid walbo oo heyso fikrad ku cusub magaalada in ay hirgeliso si magaalada Jowhar ay u noqoto magaalo laga heli karo ganacsiyo kala duwan.
Warbixintaan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan