Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada maamulka Gobolka Hiiraan Marxuum Shiikh Xuseen Cusmaan Cali oo ku geeriyooday Magaalada muqdisho.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiraxman sheikh Maxamed.