Jowhar( Radio Isnaay) – Ganacsatada magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle waxaa horay u saameeyay Fatahaada Webiga Shabelle iyagoona si dhib leh badeecadaha kusoo gelin jiray magaalada balse waxa ay haatan sheegeen in ay kasoo kabteen.
Warbixintan waxaa soo jeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.