Qiimaha Lagu Kala Iibsado Dameeraha ee Seylada Jowhar oo Hoos u Dhacay.

0
235

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ragg badan oo ku tiirsanaa seylada xoolaha jowhar gaar ahaan dameeraha ayaa sheegay inuu hoos udhacay dhaqaalahii kasoo gali jiray dameeraha madaama ay mooto Bajaaj qabsatay waddanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here