Dowladda Soomaaliya oo soo saartay habraaca ka hortagga Cudurka Cusub Omicron ee COVID-19

0
165

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay hab-raac rasmiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta Caabuqa COVID-19 (Omicron Variant) si bulshada looga badbaadiyo khatarta fayraska dilaaga ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here