Madaxweyne Cali Guudlaawe oo saxiixay Miisaaniyadda Hirshabeelle ee Sanadka 2022.

0
185

Jowhar – ( Radio Isnaay ) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda Hirshabeelle ee Sanadka 2022 oo horay ay u ansixiyeeen Golaha Wasiirada Hirshabeelle ayna meelmariyeen Golaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle.

Madaxweynaha ayaa boggaadiyey Xildhibaannada Baarlamaanka  Hirshabeelle ee sida Xilkasnimada leh u gutay Waajibaadka Dastuuriga ah ee kaga aadanaa Ansixinta Miisaaniyadda cusub.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here