Wasaaradda Arrimaha gudaha Hirshabelle Oo daah furtay dib uyagleelida dhismaha golaha deegaan magaalada Jowhar

0
178

JOWHAR (Radio isnaay)   Wasiirka arimaha gudaha iyo Dowladaha hoose Dowladda Hirshabelle Maxamed Cali Caadle ayaa daah furay dib uyagleelida dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Jowhar Munasabada daahfurka ayaa waxa ka soo qeyb galay Mas’uuliyiinta Hirshabele iyo Bulshada qeybaheeda kala Duwan.

Warbixitaan waxa soo jeedineysa ; Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here