Liverpool Oo War Fiican Ka Heshay Xaalada Thiago Alcantara Ka Hor Kulanka Leicester City.

0
441

JOWHAR (Radio isnaay) Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Liverpool Thiago Alcantara ayaa si Rasmi ah uga soo kabsaday xanuunka Korona waxana uu ku soo laaban doonaa tababarka kooxdiisa.

Xiddiga khadka dhexe ayaa xanuunka Korona ku seegay kulamadii ugu dambeeyay ee kooxdiisa laakiin waxa uu haatan ka soo soo laabtay xanuunka.

Xiddiga Liverpool ayaa baraha bulshada soo dhigay sawir uu kula jiro qoyskiisa oo uu markii hore karantool kaga maqnaa oo uuna la joogin.

Thiago Alcantara Ayaa haatan ku soo laaban doona tababarka kooxdiisa ay isugu diyaarinayso kulanka Leicester City ee horyaalka premier League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here