Blues Oo Doonaysa In Ay Ku Soo Laabato Wadada Guulaha.

0
377

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda chelsea ayaa marti u noqon doonta kooxda qaab ciyaareedka fiican ku jirta ee Aston Villa kulan ka dhici doona Villa Park kana tirsan horyaalka premier League.

Chelsea ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay ku soo laabtaan wadada guulaha kadib markii ay ku fashilmeen in ay guul gaadhaan 2-dii kulan ee ugu dambeeyay premier League.

Dhanka kale Aston Villa ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo ku jira qaab ciyaareed cajiib ah waliba doonaya in ay sii wataan guulaha premier League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here