Lacagta Liirada Turkiga oo dib u soo ceshaneysa qiimaheedii Hore.

0
226

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kaddib marki ay bilihi lasoo dhaafay lumisay qiimo aad u sarreeyay, ayay todobaadkaan lacagta Liirada Turkiga konton boqolkiiba qiimaheedu kor u soo kacay marka loo eego sarrifka lacagta doollarka.

Sare u kacan taariikhiga ah ee Jimcihi ku dhacay Lirada ayaa timid kaddib marki ay dowladda Turkiga suuqa gelisay balaayiin doollar Mareykanka ah, iyo sidoo kale ballanqaadyo la xiriira in dowladda kabeyso lacagaha dadka uga lumo marka ay soo xareeyaan doollarka oo ay qaadanayaan liirada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here