Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Madaxda Hirshabeelle ka Dalbaday in Shaqo Abuur loo Sameeyo.

0
186

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradan ayaa  ka mid ah dhalinyarada magaalada jowhar waxa ay codsi u direen maamulka gobalka iyo kan degmada jowhar  in dhalinyarada gabdho iyo wiilal loo sameeyo shaqo abuur madaama ay leeyihiin mas,uuliyadda shacabkooda xilna ka saran yahay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here