Wakhtiga Ay Barcelona Taageerayaasheeda U Soo Bandhigi Doonto Ferran Torres Oo la Ogaaday.

0
169

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ferran Torres ayaa si rasmi ah loogu soo bandhigi doonaa ciyaaryahan FC Barcelona ah 28 December sida laga soo xigtay saxafiga lagu kalsoonyahay ee Gerard Romero.

Blaugrana ayaa haatanba kooxda Man City kala heshiisay saxiixa xiddiga waxana ay haatan ku jirtaa dhamaystirka saxiixa iyo macluumaadka yar ee ka dhiman heshiiska.

Xiddiga Ferran ayaa noqon doona saxiixii ugu horeeyay ee ay kooxda Barcelona samayso suuqa January waxana ay ku soo bandhigi doonaan garoonka Camp Nou.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here