Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaarada biyaha iyo tamarta hirshabeelle ayaa qeylo dhaan u diray hey’adaha gargaarka xili deegaanada hirshabeelle ay ku dhufatay abaarta laga soo sheegayo biyo la’aan bahsan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.