Haweenka Jowhar oo ka hadlay Dhibaatooyinka ay leeyihiin Dawooyinka laysku Qurxiyo.

0
110

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxyaabo badan oo kiimikooyin ah oo haweenku ay qurux ku isticmaalaan ayaa saameeyn ku yeesha maqaarka qofka gaar ahaan wajiga Inkastoo ay jiraan boomaatooyika  nabaraha wajiga ama jirka kasoo baxo ay   dhaqaatiirta U soo qoraan bukaanka xilli cayiman balse aan si qaldan loo isticmaalin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here