Maamulka Degmada Jowhar oo bilaabay howlo lagu soo celinayo bilacda Magaalada.

0
211

Jowhar (Radio Isnaay)-  Maamulka Xaafada Horseed ee magaalada Jowhar ayaa olole nadaafeed ka sameeyay xafadaasi kaas oo lagu soo celinaya bilicdi magaalada,waxaan olalaha ka qeybgalay maamulka iyo qeybaha kale duwan ee bulshada xaafada Horseed.

Warbixintaan waxaa soo jeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here