Hirshabeelle oo Beeraleyda Magaalada Jowhar ka Taageereysa Horumarinta Wax soo saarka Dalagga.

0
381

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo mudooyinkii dambe wasaarada beeraha iyo waraabka dowlad goboleedka Hirshabeelle ay waddo dadaalo lagu hormarinaya wax soo saarka beeraleyda deegaanada Hirshabeelle ayaa haaatan waxa ay wasaarada sheegtay in dhawaan qalabka kala duwan usoo wado beeraleyda gobolka shabeellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here