WARARKA Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku Baaqay in loo Gurmado dadka ay abaaruhu saameeyeen. By admin - December 17, 2021 0 215 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio isnaay ) – Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa qeyla dhaan ka muujiyey abaaro iyo xaalado adag oo dhanka nolasha ah oo ka taagan deegaanno ka tirsan Gobolka Hiraan. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2021/12/XALLIMO.mp3 Share this:FacebookX