Hey’adda Jubba oo Guryo ku Meel Gaar ah Udhistay Qoysaskii ka Soo Barakacay Fatahaada Wabiga Shabeelle.

0
267

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 397 ruux oo kamid ah dadkii ugu darnaa ee tuulada baareey oo 7km dhanka waqooyi kaga beegan degmada jowhar ayaa ka faa,iideystay sida uu sheegay gudoomiyha tuulada baareey Cabdullahi Cabdiraxmaan Yuusuf.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here