Dhalainyarada Magaalada jowhar Oo ku baaqay in la barto shaqooyinka gacanta

0
165

Jowhar (Radio Isnaay) Dhalinyaradan ayaa sheegay in qalinka iyo buuga oo kaliya aysan wax barshadu ahayn balse ay sameeyn karaan shaqooyinka gacanta laga qabto oo kala duwan taas oo ay naftooda ku dabari karaan.

Warbixintaan waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here