BARNAAMIJYO GAAR AH Barnaamij Gaar ah Oo Ku Saabsan Maalinta Xuquuqul Insaanka 10-ka December By admin - December 10, 2021 0 128 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar (Radio Isnaay)- Maalinta Xuquuqul Insaanka waxaa la xusaa sanad walba 10ka Diseembar waa maalinta Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uu ansixiyay, 1948-kii. Barnaamijkan gaarka ah waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan Share this:FacebookX