Jowhar (Radio Isnaay) – Dadka ku nool deegaano badan oo hoostago degmada Badhaadhe waxaa sid aad ah u saameeyay abaaro daran oo halkaasi ka jiro,maamulka degmada Badhaadha ayaa haatan deeq raashiid ah gaarsiiyay ilaa iyo 1,500 oo qoys.
Warbixintaan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan