Aqoonyahanada Magaalada Jowhar Oo Bulshada ugu baaqday iskutashi.

0
179

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxamed Amiin Weydow waxa uu ka mid yahay aqoonyahanada da’yarta ah ee Magaalada Jowhar  xili uu la hadlyayay Radio Isnaay ugu baaqay qeybaha kala duwan ee Bulshada Gobalka Shabellaha Dhexe gaar ahaan kuwa Degmada Jowhar in ay sameeyaan iskutashi Dadweyne.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here