Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay xiriirka labada dal.

0
185

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane  Alberto Vecchi, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga  iyo wax-wada-qabsiga Labada Dal.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here