Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo looga digay Isticmaalka muqaadaraadka.

0
231

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadihii ugu danbeeyay waxaa ku soo badanaya magaalada jowhar isticmaalka  waxyaabaha maanka dooriya ,iyadoo dhalinyaro badan ka hamsaamiyay waxbarshadooda sida uu Radio Isnaay Usheegay Sheikh Cumar Sheikh shaami  oo ka mid ah culimada jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here