Tababar lagu Baranayo Fahamka Imtixaanka Shahaadiga oo lagu Qabtay Magaalada Jowhar.

0
188

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad 300 arday oo ka kala yimid dhammaan iskuulada ka dhisan magaalada jowhar ayaa ka faa’idestay aqoon-kaab loogu tala galay in sare loogu qaado fahamka imtixaanka shahaadiga ee qaranka oo dhawaan ku soo food leh ardeyda Hirsabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here