Ganacsatada Iibiya Dalagga Beeraha ee Baladweyne oo Walaac Xoogan ka Muujiyay Abaaraha ka Jira Gobolka Hiraan.

0
256

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili Deegaano badan oo Hoostaga Degmada Baladweyne ay ka jirto xaalad abaar oo aad udaran islamarkana aad usameeyay dadka iyo dunayada waxa uuna abarahaasi saameyn xoogan uu ku yeeshay dadka ka ganacsada dalagga beeraha ee magaalada baladweyne.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here