Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Qatar uga Qeybgalaya furitaanka Koobka Kubadda Cagta ee Carabta.

0
222

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweyne Farmaajo ayaa dalka Qatar uga qeyb geli doona furitaanka Koobka Kubadda Cagta ee Carabta oo lagu marti qaaday Madaxda dalalka Carabta, si loo xoojiyo iskaashiga dhanka horumarinta ciyaaraha iyo is-dhexgalka dhallinyarada Shucuubta Dalalka Carabta.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here