Kulan looga hadlayay isbedalka Cimilada oo Jowhar lagu qabtay.

0
188

JOWHAR – (Radio Isnaay) –   Aqoon is wedaarsi ay soo qaban qaabisay  Wasradda Degaanka iyo Hormarinta reer Miiga  ee Dowlad Goboledka Hirshabelle  aya waxa ay ku qabatay Magalada Jowhar kulankaani oo looga hadlay sidii looga hortagi laha Nabaad Guurka Degaanka. Waxana kulanka ka qeyb galay qeybaha kala duwan Bulshada ku dhaqan Magaalada Jowhar iyo Mas’uuliinta Maamulka Hirshabelle.

Warbixintaan waxaa soojeedineyso :-Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here