Rikoodka Mohamed Salah Ku Leeyahay Southampton Ka Hor Kulankooda Maanta.

0
191

Liverpool ayaa doonaysa in ay guul xiriir ah ka gaarto Premier League marka ay Anfield ku soo dhaweyso Anfield maanta oo sabti ah.

Reds ayaa 4/0 ku xasuuqday Arsenal todobaadkii hore waxana ay sii wadaan qaab ciyaareedkooda cajiibka ah ee horyaalka premier League.

Mohamed Salah ayaa dhaliyay gool ka mid ah goolashii ay Liverpool ka dhalisay Arsenal sidoo kale xiddiga reer Masar ayaa rikoodh fiican ku leh kooxda Southampton.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here