Muhaajiriin Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan Wadanka Liibiya.

0
215

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM), iyada oo adeegsanaysa barnaamijkeeda Soo-celinta Bani’aadamnimada waxa ay fududaysay in 32 muhaajiriin Soomaali ah si nabad ah lagu celiyo bishaan Noofambar gudaha Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here