Beeraleyda Magaalada Jowhar oo looga digay isticmaalka badan ee Sunta Beeraha.

0
243

JOWHAR – (Radio Isnaay) – Beeraleey badan ayaa si qaldan u isticmaalo Sunta Beeraha lagula tacaalo- cayayaano dilaha iyadoo aysan laheyn tababaro ay qateen beeraleeyda sida ugu haboon ee isticmaalka sumaha ah Sidoo kale waxaanan jirin tayada suntaa oo aan lahayn hubin balse ganacsato ay iska keenaan si ganacsi ahaan.

Warbixintaan waxaa soojeedineyso :- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here