Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Shaqo la’aanta ka jirta Dalka.

0
170

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro badan ayaa tahriibka u ,arka fursado ay ku helayaan dhaqaalo, balse weey ka duwan tahay marka ay tagaan qurbaha sidii ay filayeen sahro daahir oo ka mid ah dhalinyaradda ka soo jeeda magaalada jowhar ayaa sheegtay in shaqooyinka marka la doonto ay yihiin ina adeernimo in lagu helo shaqooyinka badi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here