Shirka Mashruuca Horumarinta Dhaqaalaha oo lagu qabtay Jowhar.

0
208

JOWHAR (Radio isnaay) Wasaarada Qorsheynta Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa Maanta Magaalada Jowhar ku qabatay Shirka Mashruuca Horumarinta Dhaqaalaha ee ILED oo ay kafaa,iideysanayaan Wasaaradaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Ganacsiga, Xanaanada Xoolaha, Biyaha iyo Tamarta, Kalluumeysiga iyo Shaqada iyo Shaqaalaha ee Hirshabeelle.

waxa inoo soojeedinaya:-Maxamed Abuukar cabdiraxman

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here