Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe oo ka Hadlay Qasaaraha uu geystay  Wabiga Shabeelle.

0
170

Jowhar (Radio Isnay) – Tan iyo intii ay  bilaabatay Fatahaadda  uu wado Wabiga Shabelle  ayaa  waxaa  sii  kordhayay qasaaraha,uu ugeysanayo ,Beeraleeyda ku Teedsan  agagaarka Wabiga   iyo qaar kale oo daadadku ay  gaareen  oo kala xiray  isku  socodka Wadooyinkii  loo Mari lahaa Tuulooyinkaasi.

Warbixintan waxaa soojeedineyso: –Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here