Barcelona Iyo Benfica Oo Ku Hishiiyay Bar-bar Dhac.

0
464

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -Sheekada Ciyaarta: Barcelona ayaa iyo Benfica ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac bilaa goolal ah xili wiilasha Xavi qeybtaas soo bandhigeen ciyaar wacan .

Barca qeybtaas hore kaliya nasiibka ayaa ka maqnaa ,  dhaqaaqooda qadka dhexe cajiib ayuu aha xili Benfica ay halis ku ahaayeen kubadaha rogaal celiska ah .

Benfica gool ay dhaliyeen ayaa laga diiday halka Barca ahaayeen dhankii u dhawaa goosha marka la eego hanaanka ciyaarta ay u wadeen xilli birta Benfica gool u diiday Barca.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here