Chelsea oo Stamford Bridge Ku Garaacday Juventus.

0
229

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda chelsea ayaa u awood sheegatay kooxda Juventus kulan ka dhacay Stamford Bridge oo dhinac kaliya ahaa kana tirsanaa wareega Group-yada tartanka champions League.

Chelsea ayaa kulanka ku bilaabatay si dar-dar leh xilli ay Juventus u muuqatay kuwo ku dhex lumay garoonka Stamford Bridge.

Blues ayaa daqiiqadii 25-aad dhalisay goolka 1-aad ee ciyaarta waxana u dhaliyay xiddiga daafaca uga ciyaara ee Trevoh Chalobah kaas oo hogaanka u dhiibay kooxdiisa kana dhigay 1/0.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here