Liiska xiddigaha U Tartami Doona Abaalmarinta The Best Oo La Shaaciyay.

0
211

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xidhiidhka kubada cagta adduunka ee FIFA ayaa shaaciyay Liiska 10-ka xiddig ee u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican sanadka ee “The Best”.

Xidhiidhka ayaa isha ku haya in ay abaalmarinta gudoonsiiyaan xiddiga qaab ciyaareedka fiican soo bandhigay sanadkan haatan lagu jiro ee 2021 iyada oo lagu qiimayn doono qaab ciyaareedkii fiicnaa ee ay soo bandhigeen.

Liiska waxa ku jira xiddigihii ugu fiicnaa ee soo bandhigay qaab ciyaareedka fiican sanadka iyada oo ay ku tatrami doonaan abaalmarinta xiddigaha ugu fiican adduunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here