Dadka ku Nool Tuulada Bareey ee Dulleedka Magaalada Jowhar oo Codsi udiray Madaxda Hirshabeelle.

0
398

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Baarey oo hoostimaada Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlada gobaleedka hirshabeelle waxa ay kamid tahay tuulooyinkii sida weyn horay uga fahay webiga shabeelle,waxaana weli halkaasi laga dareemayaa saameynta ka dhalatay fatahaadaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here