Xaqiiqooyinka Laga Diwaan Galiyay Kulankii Ay Liverpool Xasuuqday Arsenal.

0
175

Jowhar – ( Radio Isnaay) – Kooxda Liverpool ayaa xasuuqday kooxda Arsenal kulan ka dhacay Anfield kana tirsanaa todobaadkii 12-aad ee horyaalka Premier League.

Liverpool ayaa u awood sheegatay kooxda Arsenal kuwaas oo aan wax isku day ah u samayn sidii ay u badan lahaayeen kulankan.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa xaqiiqooyinka laga diwaan galiyay kulanka.

Kaliya Crystal Palace oo uu ka dhaliyay (13) ayaa ah kooxda ka badan Arsenal ee uu Sadio Mane ka dhaliyay goolal ka badan Arsenal oo uu ka dhaliyay 8 gool.

Trent Alexander-Arnold ayaa haatan caawiyay 10 gool premier League oo uu Sadio mane dhaliyay waana laba jibaarka uu xiddig caawiyay xiddig kale premier League.

Diogo Jota ayaa Arsenal ka dhaliyay goolasha ugu badan premier League marka loo bar-bar dhigo kooxaha kale isaga oo ka dhaliyay 5 gool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here