Maalinta Caruurta Aduunka Oo Soomaaliya Iyo guud ahaan Caalamka lagu xusayo.

0
269

Jowhar ( Radio Isnaay) – Maalinta Carruurta Adduunka ayaa markii ugu horreysay la aasaasay 1954-kii iyada oo loo oqoon saday Maalinta Caalamiga ah ee Carruurtu sanad kasta 20 November si kor loogu qaado wadajirka caalamiga ah, ee wacyiga carruurta adduunka oo dhan, iyo horumarinta daryeelkooda.

Warbixintaan waxaa soojeedineyso :- Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here