Wasaaradda Caafimaadka Hirshabelle oo dadka qabo  Sokorowga kula talisay in jimicsi sameeyaan.

0
212

Jowhar (Radio Isnaay) – Wasiiri Dowlaha Wasaarada Caafimaad dowlad gobaleeka Hirshabelle Dr Muxudiin Mukhtaar oo lahadlay Radio Isnaay ayaa guud ahaan dadka qabo xanuunka macaanka kula dardaarmay in jimicsi badan sameeyaan iyagoo isticmaalaya dawooyinka dhaqaatiirta ay usoo qoreen.

Warbxintan waxaa soojedineyso :- Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here