Haweenka Magaalada Jowhar Oo Bulshada ugu baaqay in laga shaqeeyo bilic soocelinta Magaalada

0
180

Jowhar (Radio Isnaay) – Seynab Yacquub Siidoow oo ah xoghayaha bulshada rayidka ah ee degnada jowhar ayaa qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada  ugu baaqday in laga wado shaqeeyo bilic soocelinta magaalada oo dhawaan  roobab ay ka da’een,islamarkaana wadooyinka qaar ay biyo fariisteen.

Warbixintaan waxaa soojeedineyso :- Maryama Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here