Jowhar (Radio Isnaay) – Lataliyaha Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Hirshabelle Cabdullahi Xasan Cumar oo lahadlay Radio Isnaay ayaa sheegay in todobaadka soo socdo ay qeybin doonaan abuur kalhore wasaarada beeraha ay u balaqan qaaday beeraleyda deegaanada Hirshabelle.
Warbixintaan waxaa soojeedinayo :- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan