Wasaaradda Haweenka iyo xuuuqul Insaanka Hirshabelle oo kulan uqabatay  Haweenka  Hirshabelle

0
137

Jowhar (Radio Isnaay)- Wasaaradda Haweenka iyo xuuuqul Insaanka Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar kulan ugu qabatay Haweenka kaaso oo looga dooday qorshaha qaran ee 5-ta sano ee soo socoto ay yeelan lahayeen Haweenka,waxaana kasoo qeyb galay mas’uuliyiin kala duwan.

Warbixinta waxaa soojedineyso :- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here